This poll has completed. It ran from Aug. 6, 2015, 7:35 p.m. through Aug. 9, 2015, 8:48 p.m.

Dhergeyste ma wanaagsan tahay in la joojiyo Gudniinkla fircooniga mise inuu sii jiro

Dhergeyste ma wanaagsan tahay in la joojiyo Gudniinkla fircooniga mise inuu sii jiro Dhagayste waxaa dalka Soomaaliya ka jira gudniin fircooni ah taas oo ay culumada iyo dhakhaatiirtaba isku raaceen inuusan u wanaagsanayn caafimaadka gabdhaha Soomaaliyeed. Dowlada Federalka ayaa haatan qorsheyneysa in ay gebi ahaanba la mamnuuco gudniinka fircooniga Haddaba dhagaystow ma kula tahay in la mamnuuco gudniinka fircooniga gebi ahaanba, Haddii ay haa tahay jawaabtaada qor jowhar a haddii ay jawaabtaaduna tahay Maya ku qor jowharb,

 
11
responses
11
unknown

CONTACT US

Plot 40 Kakungulu Road,
Ntinda, Kampala Uganda.
Email: info@tracfm.org
Tel: +256 781 474 965

SUBSCRIBE TO NEWSLETTER

SOCIAL