Show all categories on graph
This poll has completed. It ran from Sept. 8, 2015, 1:26 p.m. through Sept. 8, 2015, 2:25 p.m.
Dhagayste La Wareegidda Dhismayaasha Xarumaha Dowlada Ma Isleedahay Hormar ayey Magaalada Ku Soo Kordhinkaraan .
Xarumihii Hore Ee Dowladii Dhexe Ee Soomaaliya Ee Ku Yaalay Magaalada Gaalkacyo ayaa Waxaa La Wareegan Dowlada Puntland Waxayna Sheegtay In ay Ku Shaqeendoonaan Xarumahaani Wasaaradaha Dowlada Iyo Hay,adaheeda Kala Duwan .
DAwlada Puntland ayaa sheegay In Xarumihii Hore Ee Dowladii Soomaaliya ay tahay Mid Loogu Shaqeendoono Danta Guud Si Shacabkuna ay Arintaasi Saas U Ogaadaan .
Hadaba Dhagayste Dhismayaasha Xarumahaani Ma Isleedahay Hormar ayey Magaalada Ku Soo Kordhinkaraan .
Dhagayste Waxaad Kala Dooranaysaa Xarfaha Kala Ah A iyo B
A- Hormar ayey ku soo kordhinayaan .
B- Waxba Kuma Soo Kordhinayaan .
Sharaxaad .
Si Aaad Dhagayste Uga Soo Jawaabtid Su,aashaan Raac Tilmaamahaan .
Marka Hore Halka Mobeelkaaga Looga Qoro Fariinta UGa Qor Gaalkacyo Ka Dibna Raaci Xarfaha A ama B Ka Dibna Udir Nambarka 313 Waxaad Helaysaa Jawaab .
Hadii aad Qorto Galkacyo A Waxay udhigantaa Adoo Yiri Waxay Dhismahyaashaan ay Ku Soo Kor Dhinkaraan Hormar Hdii aad Soo Qorto Gaalkacyo B waxay Udhigantaa Adoo Yiri Waxba Kuma Soo Kordhinkarto Wxaana Su,aashaan Ka Soo Jawaabikara Oo Kaliya Dadka Isticmaala Shirkadaha Golis Iyo Hurumuud Mahadsanidin .
No responses for:
A ,
B